Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somali K/cagta Mareykanka Xiddig Ku Noqday


Hamza Mohamed
Hamza Mohamed

Xamse Maxamed oo ah wiil SOomaali ah kuna nool magaalada Willmar ee Gobolka Minensota ayaa kusoo shaacbaxay ciyaarta Kubadda Cagta Maraykanka ee loo yaqaan NFL oo ah tan waddankan loogu jecel yahay. Minnesota waxay hore usoo saartay Ilhaan Cumar oo noqotay xubin ka tirsan Koongareeska Maraykanka, hase yeeshee waxaa lagu hanweyn yahay in Xamse uu isna noqdo xiddig dhinaca NFL-ka ah. Jacfar Kuukaay ayaa inoo haya.

HALKAN KA DHAGEYSO

Warbixinta Xamsa Maxamed
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:21 0:00

XS
SM
MD
LG