Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka u qaabilsan Afrika Tibor P. Nagy oo ku jira safar uu ku marayo waddamo ka tirsan qaaradda Afrika ayaa ku sugan dalka Jabuuti. Nagy ayaa la kulmay madaxweynaha Jabuuti iyo madax kale, sida uu Jabuuti kaga soo warramayo weriyahayaga Ramadaan Muuse.