Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Qarax ka Dhacay Isgoyska Sayidka


Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay laba kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada Muqdishu, sida y sheegeen dad goobjoog ah

Qaraxan ayaa la aamisan yahay inuu ka dhashay baabuur lagu hoos qariyey walxaha qarxa, waxaana la sheegay inuu ku dhintay qofkii waday, laba kalena ay ku dhaawacmeen.

Qaraxa waxa uu dhacay xilli uu baabuurku marayey meel u dhow isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdishu.

Ilaa hadda booliisku ma sheegin magaca qofka la bartilmaameedsaday.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG