Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoraa Axmed Ismaciil oo Sharaxayo Buugga Soomaalida Minnesota


Qoraa Axmed Ismaaciil Yuusuf
Qoraa Axmed Ismaaciil Yuusuf

Qoraalka buuggaagta iyo akhriska ee Soomaalida ku nool gudaha dalka iyo dibadba ayaa kor u kacay sanadahan danbe. Marka laga tago sheekooyinka, taariikhda iyo suugaanta oo ay Soomaalidu aad wax uga qorto, waxa kale oo waayadan danbe ku soobiirey buugta Soomaalida kuwo dhowr ah oo laga qorey qurbaha ay Soomaalidu u hayaantey.

Buugga Soomaalida Minnesota oo af Ingiriis ku qoran, (Somalis In Minnesota), wuxuu ka hadlayaa sidii Soomaalidu ay ku degtay gobolka Minnesota oo ay haatan aad ugu badan yihiin.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa waraystay Qoraagga Buuggan Axmed Ismaaciil Yuusuf, oo sidoo kalena qoray buugggag dhawr ah oo uu arimo kala duwan kaga hadlayo.

Wareysi Qoraa Axmed Ismaaciil Yuusuf
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:35 0:00

XS
SM
MD
LG