Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya


Maxamed Mursal
Maxamed Mursal

Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa markii ugu horeysey ka hadley kala diristii guddiga maaliyada baarlamanka ee uu sameeyey gudfoomiye ku xigeenkiisa koowaad.

Gudoomiye Mursal oo hadda ku sugan dalka Turkiga, ayaa sheegey inuu beri tegi doono Muqdisho, dibna ay u eegi doonaan go’aanka kala dirista gudiga maaliyada, si loo xaqiijiyo inuu waafaqsan yahay xeer hoosaadka barlamanka.

Falastin Axmed Iiman ayaa khadka telefonka kula xiriirtey gudoomiyaha, ugu horeyna waxay weydiisey sida uu u arko go’aanka lagu kala direy guddi hoosaadka maaliyadda ee baarlamanka.

Wareysi: Guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:46 0:00

XS
SM
MD
LG