Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiil Soomaali ah oo lagu la'yahay Minneapolis


Wiilka la la'yahay

Ilaa Isniintii toddobaadkan oo taariikhdu ay ku beegneyd 26-ka November ayaa waxaa gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka lagu la’yahay wiil lagu magacaabo Wali Dhuxulow oo dhashay sanadkii 2004-tii.

Wiilkan ayaa arday ka ah dugsiga Southwest oo ku yaalla magaalada Minneapolis.

Haddaba sidii iyo lagu waayey iyo dadaallada la doonayo in lagu helo ayaa wariyeheena Maxamuud Mascadda uu ka wareystay hooyada wiilkan la la’yahay, Amal Cabdi Xasan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:20 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG