Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Golaha wakiilada Somaliland oo dib u dhacday


Golaha wakiilada Somaliland

Guddida doorashada Somaliland ayaa sheegay in aanay suurtogal ahayn in ay qabsoomaan doorashooyinka golayaasha wakiillada iyo deegaanka ee loo qoondeeyay inay qabsoonto sannadka dambe horraantiisa.

Guddida Doorashada ayaa sabab uga dhigay caqabado ay ka mid tahay wada-shaqayn la’aan xisbiga Waddani ah, dhaqaale la’aan iyo sidoo kale caqabad sharci.

Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa isna masuuliyadda dib-u-dhacan dusha u saaray xukuumadda.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:39 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG