Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawad oo ka warbixiyey shirka ka socda Nairobi


Axmed Ciise Cawad

Magaalada Nairobi waxaa ka socda shir loogu magacdarey Blue Economy oo ku saabsan dhaqaalaha.

Soomaaliya ayaa waxaa shirkaas uga qeybgalaya madaxweynaha dowlada federaalka ah iyo xubno kale oo ka mid ah dowladda.

Shirkan oo maalintii labaad galey ayaa waxaanu ka wareysaney wasiirka arrimah adibada iyo iskaashiga Caalamiga ah Ahmed Ciise Cawad.

Wariyaheena Khadar Mohamud Xareed ayaa ugu horeyn weydiiyey ujeedka shirkan ay uga qeybgalayaan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:54 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG