Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal dhex-maray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab


Ciidamada

Iska hor-imaad ayaa maanta ka dhacay Gobolka Hiiraan kadib markii ciidamada dawladda ah ay weerar kedis ah kala kulmeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Ciidamadan la weeraray ayaa u socday magaalada Maxaas, waxaana mas’uuliyiintu sheegeen inay iska difaaceen weerarkaasi.

Weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane ayaa weerarkan iyo arrimo kale oo dhinaca amniga ah ka waraystay Wasiirka Amniga ee maamul goboleedka Hirshabelle Cabdulqaadir Aadan Jeelle

Dagaal dhex-maray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG