Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Doodda Miisaaniyadda Somalia

Kulankii Baarlamanka ee shaley ayaa waxaa laga doodey warbixintii gudiga maaliyada Baarlamanka ay ku sheegeen in wax isdaba marin lagu sameeyey lacagihii dowlada soo galey. Wasiirka maaliyada iyo ku xigeenkiisa ayaa kulankii shaley ka hadley.

Dhanka kale siyaasiyiinta qaar ayaa ka digaya saameynta ay yeelan karto Xildhibaanada xukuumadana ku jira oo ay sheegeen in ay adkeyneyso in xukuumada lala xisaabtamo. Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo heysa Falastin Ahmed Iman.

Dhageyso Maaliyadda Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:37 0:00

XS
SM
MD
LG