Muuse Biixi, madaxweynaha Somaliland oo safar ku jooga gobollada bariga Somaliland ayaa maanta tagay deegaanka Tukarraq, halkaasi oo isku hor-fadhiyaan ciidamo ka tirsan Somaliland iyo Puntland oo dhowr jeer halkaasi dagaal ku dhexmaray.
Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Maxamuuud Warsame Jaamac ayaa u safarka Tukarraq ee madaxweyne Biixi wuxuu uga warramay weriyaheena Cabdi-Hakim Shirwac.