Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqaymaha Maraykanka ee Soomaaliya oo kordhay


Dawladda Maraykanka ayaa si weyn kor ugu qaadday weerarrada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab, gaar ahaan gobollada dhexe ee Soomaaliya.

Ugu yaraan shan weerar oo dhinaca cirka ah ayaa Maraykaku ay qaadeen afartii maalmood ee lasoo dhaafay, iyadoo wararkii ugu dambeeyey sheegayaan inay dhaceen duqaymo kale oo dheeraad ah.

Weeraradan ayaa bartilmaameedsaday maleeshiyada Al-Shabaab iyo goobo ay hubka ku kaydsadaan. Warbixintan waxaa inoo haya Jacfar Kuukaay.

Duqaymaha Mareykanka ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00

XS
SM
MD
LG