Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada ONLF oo ku laabtay Itoobiya


Cadaani Hirmooge

Tobannaan ka tirsan ciidamada ururka ONLF ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Jigjiga iyadoo ay diyaaradi kasoo qaaday magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

Ciidamadan ayaa si weyn loogu soo dhoweeyye magaalada Jigjiga.

Soo laabashada ciidamadan ayaa qeyb ka ah heshiis horudhac ah oo ay gaareen ururka ONLF iyo dowladda federaalka Itoobiya.

Xuseen Barre Aadan ayaa arrintan ka waraystay Caddaani Hirmooge oo ah Af-hayeenka ONLF.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG