Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beyle oo ka jawaabay warbixintii baarlamanka


Beyle
Beyle

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo la-xisaabtanka hay’adaha dowladda ee baarlamaanka ayaa soo saaray warbixin dheer oo uu kaga hadlayao sharciga maamulka Maaliyadda Qaranka.

Warbixinta ayuu guddigu kaga hadlay kharashka soo galay dowladda iyo miisaaniyad sanadeedka sanadka 2018-ka, ayadoo wax is-daba marin ay ku eedeysay wasaaradda maaliyadda.

Waribixna oo aad u dheer, qayba badana taabaneysa, ayaa waxaa ino soo koobaya Xuseen Barre Aaden.

Baarlamanka oo eedeeyey wasaaradda maaliyadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00

Dhinaca kale wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka jawaabay eedaha warbixintan ku jira ee Wasaaraddiisa loo jeediyay.

Jacfar Kukay ayaa khadka talefoonka ee Muqdisho kula xiriiray, waxaana uu ugu horreyn weydiiyay sida uu u arko warbixinta Guddiga Maaliyadda iyo Dhaqaalaha u qaabilsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Beyle oo ka jawaabay eed loo jeediyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:51 0:00

XS
SM
MD
LG