Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda hooyo lugaheeda ku weysay qaraxii Saxafi


Sacdiyo
Sacdiyo

Sacdiyo Saleebaan, waxaa si xun ay ugu dhaawacantey Qaraxii 9-kii Bishaan lala eegtey Hotel-ka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Gabadhaasi oo ah hooyo, isla markaana garab rarato ah ayaa qaraxaais ku curyaantay, waxay kaloo ku weyday ilmo uur ku-jir ah oo aan weli dhalan.

Waxey haatan ku jirtaa Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho oo lagu daweynayo.

Sahra Cabdi Axmed oo la xariirtey Sacdiyo iyo qoyskeeda ayaa Warbixintaan Gaar ah ka diyaarisey Xaalka Sacdiyo Saleebaan.

Xaaladda hooyo lugaheeda ku weysay qaraxii Saxafi
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:30 0:00

XS
SM
MD
LG