Tartan ku saabsan dib usoo noolaynta ciyaarta feedhka oo laba maalmood socday ayaa shalay lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdishu, waana tartankii ugu horreeyey ee magaalada lagu qabto muddo sannado ah.
Wariyeheena, Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa tallaabadan ka waraystay Guddoomiyaha Xiriirka Feerka Cabdillaahi Axmed Colow.