Isku xirrada

War Deg-Deg ah

C/raxmaan Kaahin oo ka Tala Bixinaya Dhismaha Maamulka Minnesota

Abdirhaman Kahin
Abdirhaman Kahin

Guddoomiyaha la doortey ee gobolka Minesota​, Tim Walz, ayaa hadda ku guda jira dadaallada uu ku soo xulanayo xubnaha maamulkiisa cusub.

Cabdiraxmaan Ciise Kaahin oo ah mulkiilaha makhaayadaha Afro Deli oo ku yaalla gobolka Minnesota, ayaa ka mid noqdey guddi uu dhawaan uu xushey Tim Walz in ay kala taliyaan soo dhisidda maamulkiisa cusub. Wariyaha VOA ee Minnisota Maxamuud Mascadde ayaa wareysi la yeeshay C/raxmaan Kaahin.

Dhageyso Wareysiga Kaahin oo ka mid noqdey guddiga ka talabixinaya dhismaha Maamulka Minneapolis
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG