Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toddobaadka hal-abuurka ganacsi oo ka furmay Hargeysa


Hargeysa
Hargeysa

Toddobaadka hal-abuurka ganacsi ee dunnida ayaa maanta laga bilaabay magaalada Hargeysa

Munaasibaddii bilowga toddobaadkan oo uu furay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa inta uu socdo waxa abaalmarinno lagu guddoonsiin doonaa halabuurro ganacsi oo la maalgelinayo.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa arrimahan ka waraystay Mustafe Deyr Cismaan oo ah maamulaha xidhiidhka warbaahinta iyo tiknoolajiyadda ee Shaqodoon oo ah ururka qabanqaabiyay toddobaadkan.

Toddobaadka hal-abuurka ganacsi oo ka furmay Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00

XS
SM
MD
LG