Isku xirrada

War Deg-Deg ah

NISA oo Qandaraasyo Hakisay


Hay’adda Nabad sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa shalay barteeda twitterka ku sheegtay inay hakisay una gudbisay Hanti-Dhowrka Guud ee Qaranka qandaraasyo malaayiin dollar dhan oo NISA sheegtay inuu saxiixay Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Amniga.

NISA waxay sheegtay inay Hnati Dhowrka u gudbisay si loo baaro looguna gudbiyo hay’adaha ay khusayso. Haddaba dhagaystayaal waxaan isku daynay inaan la xiriirno madaxda amniga si aan dawladda Soomaaliya si aan wax uga weydiino inay faahfaahiyaan qandaraasyadan iyo waxa ay ku saabsan yihiin, hase yeeshee nooma suurtogelin.

Dhinaca kale waxaa isna maanta shir jaraa’id ku qabtay Wasiirkii Hore ee Amniga Cabdirisaaq Cumar Maxamed. Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayuu uga warramay war saxaafadeedka kasoo baxay NISA.

Dhageyso Wasiirkii Hore ee Amniga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

XS
SM
MD
LG