Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Danjire N. Haysom oo Hargeysa Booqday


Haysom Somaliland
Haysom Somaliland

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa safarkiisii u horreeyay maanta ku tegay magaalada Hargeysa, waxaanu kulamo la yeeshay masuuliyiinta dawladda Somaliland oo uu ka mid yahay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Intii kulankaasi socday waxa ay labada dhinac ka wada hadleen arrimo la xidhiidha xaaladda nabadgelyo ee mandaqadda, wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya iyo arrimo kale. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo direy Hargeysa.

Dhageyso Ergayga Gaarka ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:31 0:00

XS
SM
MD
LG