Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Booliiska Somaliland oo 25 Jirsaday


Somaliland Police
Somaliland Police

Somaliland waxaa maanta laga xusay 25 guurada aas aaska ciidanka booliska Soomaaliland, iyadoo munaasabado kala duwan lagu qabtay Hargeysa iyo magaalooyin kaleba.

Booliska Somaliland ayaa sheegay inay ka go’day Somaliya inteeda kale, laakiin caalamku uusan aqoonsaneyn, ayaa la aas aasay sadexdii bishii November sanadkii 1993kii.

Munbaasad weyn oo ka dhacday xarunta taliska guud ee ciidanka boliiska ee magaalada Hargeysa ayay ka qayb galeen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo madax kale, waxaana uu ciidanku ka warbixiyay dambiyada ka dhacay Somaliland.

Wariyaha VOA-Da Sagal Mustafe Xassan Nuur ayaa warbixintan Hargeisa nooga soo dirtay.

Somaliland Report
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00

XS
SM
MD
LG