Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug: Shir loo Ballansan yahay Toddobaadkan


Galkayo, Somalia
Galkayo, Somalia

30kii bishan waxaa baaqday kullan horey loo qorsheeyay inuu ka dhaco magaalada Gaalkacyo kaasoo ujeedkiisu ahaa in lagu xaliyo khilaafaadka siyaasadeed ee maamulka Dowlad Goboleedka Galmudug.

Kullanka oo fikirkiisa ay qeyb ku lahaayeen Xubana Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya ugu jira beelaha degga Galmudug ayaa la sheegay inuu dhacayo 7da bishan.

Wariyaha VOADa ee Gaalkacyo Cabdiwaxid Macalin Isaaq ayaa arrintan ka wareystay suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed oo ka mid ah odayaasha qabanqaabada shirkan ka wada magaalada Gaalkacyo.

Dhageyso Shirka Gaalkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

XS
SM
MD
LG