Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka iyo Qoyska: Muran Guddoonka Haweenka Qaranka


Haweenka
Haweenka

Muran iyo is fahmi waa muddo soo jiitamayay oo ka dhex taagnaa maamulka ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa ugu dambeyntii dhalyay in kulan ka dhacay magaalada Muqdisho lagu doorto guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen cusub oo la sheegay in ay badalayaan masuuliyiinta xilalkaasi horey u haysay.

Kulankaasi dhacay horraantii toddobaadkan ayaa guddoomiyaha haweenka Qaranka loogu doortay Ayaan C/laahi Axmed Afrax

Hase ahaatee Batuulo Axmed Gaballe oo ah guddoomiyaha ay haweenka ku shiray Muqdisho sheegeen in ay xilka uga qaadeen ayaa sheegtay in kulankaasi uu ahaa mid la soo yab yabay oo aan haysan wadiiqada aasaasiga ah ee lagu dhisay ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed.

Dhageyso Banraamijka oo dhameystiran oo ay diyaarisay Caasho Ibrahim Aden (Caasho-Cuud).

Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska oo Dhameystiran
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:05 0:00

XS
SM
MD
LG