Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Maraykanka iyo gabdhaha muslimiinta


Ilhaan Cumar
Ilhaan Cumar

Ugu yaraan laba gabdhood oo muslimiin ah ayaa la filayaa in markii ugu horraysay loo doorto Aqalka Congress-ka Maraykanka.

Labadaas midkood ayaa kala ah, gabadh asal ahaan kasoo jeeedda Falastiin, laguna magacaabo Rashida Tlaib oo ka tartamaysa gobolka Michigan, iyo Ilhaan Cumar oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya kana tartamaysa gobolka Minnesota.

Labadooduba waaxay ka tirsan yihiin xibsiga Dimqoraadiga. Dhinaca kale waxaa si weyn u socda ololaha doorashada Mareykanka.

Haaruun Macruuf ayaa warbixintan ka diyaariyey.

Doorashada Maraykanka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00

XS
SM
MD
LG