Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka Somaliland oo aan helin saamigooda siyaasadda


Haweenka Somaliland
Haweenka Somaliland

Ururada bulshada Somaliland ayaa baaq ay soo saareen ku sheegay in aanay haweenku helin saamigii siyaasadda, gaar ahaan xilalka xukuumadda.

Ururada oo shir ku yeeshay Hargeysa ayaa sidoo kale ka hadlay qoondada haweenka ee doorashooyinka la filayo inay sannadka dambe qabsoomaan.

Haddaba, dulucda baaqyadan, maxay haweenka danyarta ah uga dhigan yihiin metelaadda siyaasadda ee haweenku iyo qodobbo kaleba.

Waxa warbixintan ku eegaya oo Hargeysa ka soo direy weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.

Haweenka Somaliland oo aan helin saamigooda siyaasadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:52 0:00

XS
SM
MD
LG