Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia oo ka qeyb-galaysa shir ka socda Madrid


Xildhibaano Somalia
Xildhibaano Somalia

Magaalada Madrid ee dalka Spain waxaa ka socda shir looga hadlayo Gaajada iyo Cayilka, Shirkaasi oo ay soo qabanqaabiyeen Golaha baarlamaanada dunida ee ka hortaga Gaajada iyo Cunto xumada, ayaa waxaa sanadkan ka qeybgalaya xubno ka mid ah Baarlmaanka Somalia.

Dr. Cabdi Cali Xassan oo ka mid ah xubnahaasi ayaa isagoo ku sugan magaalada Madrid ee shirka uu ka socdo u waramay Sahra Cabdi Axmed.

Dhagayso Waraysiga Madrid
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:09 0:00

XS
SM
MD
LG