Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xubno Ururka Islaamka oo Muqdisho ku Shiray


Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Islaamiga Dalalka Islamka ee marka la soo gaabiyo la yirahdo (OIC) ayaa maanta kullan heer wasiiro ah ku yeeshay magaalada Muqdisho.

Kullanka oo uu Furay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa intii uu socday waxey dhinacyadu xoogga ku saareen nabadda, dhismaha dowladnimada iyo sidii xasilooni iyo nimaad dimoqoraadi ah looga hirgelin lahaa Soomaaliya.

Shirkan ayaa qabsoomay iyadoo dhinaca kale amaanka Muqdisho si weyn loo adkeeyay jidad muhum ahan ay xiraayeen.

Wariyaha VOAda Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Dhageyso Shirka Iskaashiga Islaamka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00

XS
SM
MD
LG