Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi Gaarka ah: Madaxweyne Mustafe Cagjar


Madaxweynaha Gobolka Soomaalida Mustafe Cagjar oo waraysi gaar ah siiyay VOA, ayaa waxa uu ku baaqay in laga waantoobo qabyaaladda isla markaana lagu kalsaanaado sharciga si looga baxo dhibaatooyinka qabyaaladda.

Madaxweynaha ayaa u warramay wariyaha VOAda Maxamed Faarax Shire, ayaa ugu horreyn ka hadlayaa waxyaabaha u qabsoomay maamulkiisa ilaa iyo hadda.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:20 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG