Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan looga hadlay kaalinta Ahlu-Sunna ee amniga


Muqdisho
Muqdisho

Kulan looga hadlayey kaalinta culumada Ahlu-Sunna ay ka qaadan karaan amniga dalka iyo la dagaalkanka fikirka xagjirka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Kulankan ayaa waxaa soo diyaarisay xarunta tala soo jeedinta Soomaaliyeed.

Shirkaasi ayaa waxaa dadkii ka qayb galay ka mid ahaa xubno ka tirsan golaha wasiirrada iyo saraakiil sar sare oo xagga amniga ah.

Wariyaha VOA Cabdul Qaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Kulan looga hadlay kaalinta Ahlu-Sunna ee amniga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:12 0:00

XS
SM
MD
LG