Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xaaladda Amni ee Boosaaso


Magaalada Boosaaso oo muddooyinkii danbe ay ka dhacayeey dilal loo geeysanaayo shacab iyo ciidamo ka tirsan Punland ayaa keentay in ciidan la geeyo meelaha dadku ku badan yihiin, hase yeeshee, arrintaas ayaa walwal ku keentay dadka shacabka ah qaarkii.

Dhinaca kale, xiliyada habeenkii ah waxa magaalada Boosaaso ka dhaca mobilada oo laga qaato dadka shacabka ah

gudoomiayha gobalka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhado) ayaa VOA uga waray xaaladda amni ee magalada Boosaaso xili uu xafiskiisa ugu waramay wariya Boosaaso Yusuf Maxamuud Yusuf.

Dhageyso Xaaladda Amni ee Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00

XS
SM
MD
LG