Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waqtiga Doorashada Gollaha Wakiilada Soomaaliland oo Shaki ku Jiro


Golaha wakiilada Somaliland
Golaha wakiilada Somaliland

Doorashooyinka golayaasha wakiillada iyo deegaanka Somaliland oo hore loo qoondeeyay inay qabsoomaan bisha saddexaad ee sannadka dambe, ayaa madmadow soo galay suurto-gelnimadooda.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa masuuliyadda arrintaasi dusha u saaray xisbiyada mucaaradka ah, halka xisbiyada mucaaradka ah laftoodu ay sheegeen in uu qiil iyo sabab u raadinayo madaxweynuhu in doorashada dib u dhaceeda.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa arrimahaasi ka waraystay hoggaanka sare ee xisbiyada mucaaradka, waxaanu warbixintan ka soo diray Hargeysa.

SOMALILAND ELECTION
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:15 0:00

XS
SM
MD
LG