Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Raadka Dilka Wariye Khashoggi


Khashoggi
Khashoggi

Dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa qiray in wariyihii lagu waayay Qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul, Jamaal Khashuggi uu ku dhintay is-gacan qaad Qunsuliyadda gudaheeda ka dhacay, waxeyna ballan qaadday baaritaan dheeri ah oo muddo bil ah socon doona.


Wariyaha VOADa uga soo waranta dhinaca diplomaasiyadda Cindy Saine ayaa inoo soo dirtay wararkii ugu dambeeyay ee dhacdadan. Maxmed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.

Dhageyso Wararka Wariye Khashoggi
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:27 0:00

XS
SM
MD
LG