Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Isticmaalka xashiishka oo la sharciyeeyey


Dalka Canada waxaa berri ka dhaqan galaya sharci ogolaanaya isticmaalka, ganacsiga iyo beerashada maandooriyaha xashiishadda.

Arrintan ayaa soo bilaabatey 20 sano ka hor, kadib marki ra’iisul wasaarihi hore ee Canada, Jean Chritien uu billaabey ololaha sharciyeynta cabista maandooriyahan.

Qaybaha kala duwan ee bulshada Canada ayaa aad uga soo horjeeday tallaabadan, haddana waxa ay isu diyaarinayaan sidi ay khasaaraha sharciyeynta maandooriyahan uga yareyn lahaayeen jaaliyaddooda iyo qoysaskoodaba.

Soomaalida Canada ayaa ka mid ah bulshada uu sida gaarka ah udhibayo sharcigan, maadaama diin iyo dhaqan ahaanba uu mamnuuc ka yahay guryaha Soomaalida Canada, hadana ay xashiishadu ka mid noqoneyso balwadaha suuqa si sharci ah looga iibsan karo.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan inooga haya.

Canada: Isticmaalka xashiishka oo berri billaabanaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:28 0:00

XS
SM
MD
LG