Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay taageerada Soomaaliya ee Sacuudiga?


Somalia Coat of Arms
Somalia Coat of Arms

Wasaarada arimaha dibadda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay waraaq ay ku taageerayso dawlada Sacuudiga.

Warqadan ayaa ku soo beegantay xili ay xiisad ka taagan tahay Jamal Khashoggi oo ah wariye u dhashay dalka Sacuudiga oo muddo laba todobaad ah lagu la’yahay dalka Turkiga kadib markii uu waraaqo u doontay qunusliyada Sacuudiga ee magaalada Istanbul.

Haddaba warqadan ay soo saartay Soomaaliya maxay ka dhigan tahay? Se wax saamayn ah ma ku yeelan kartaa xidhiidhka Soomaaliya iyo Turkiga?

Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa arintan ka waraystay Maxamed Bullay Maxamed oo ka faalood arimaha carabta kuna sugan magaalada Qaahira.

Maxay ka dhigan tahay taageerada Soomaaliya ee Sacuudiga?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:19 0:00

XS
SM
MD
LG