Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo bare ka ah Jaamacadda Qatar, waxana uu falanqeynayaa xaaladda siyaasadeed ee dalka Somalia.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.