Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia oo Xubin ka Noqotay Golaha X. Aadamaha ee QM.


Soomaaliya ayaa ku guulaystay xubinimada Golaha Xuquuqda Aadamaha ee Qaramada Midoobay, ka dib doorasho xalay ka dhacday xaruunta golaha loo dhanyahay ee Qaramada midoobay ee New York.

Hadaba Safiirka Somalia u joogta xaruunta Golaha Xuquuqda Aadamaha Q/M ee Geneva Faadumo Cabdulaahi Insaanaya ayaa u warantey Sahra Cabdi Axmed iyadoo ka hadashay ahnmiyada Golahan Xuquuqul Insaanka u leeyahay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG