Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ballaarinta dekedda Berbera oo billaabatay


Ballaarinta Dekedda Berbera
Ballaarinta Dekedda Berbera

Ballaadhinta dekedda Berbera ayaa si rasmi ah u bilowday sannad ka dib markii heshiis ay ku kala saxeexdeen Somaliland, Itoobiya iyo DP WORLD.

Munaasabado arrintaasi la xidhiidha ayaa shalay iyo maanta lagu kala qabtay Hargeysa iyo Berbera. Munaasibad arrintaasi lagaga dhawaaqay kana qaybgaleen masuuliyiinta u sarraysa DP World iyo Somaliland, ayaa lagu qabtay Hargeysa.

Munaasibaddaas iyo shir-jaraa'id oo ka dambeeyay oo guddoomiyaha DP World kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin khilaafkii u dhaxeeyay iyaga iyo Jabuuti, waxa warbixintan nooga soo diray weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.

Ballaarinta dekedda Berbera oo billaabatay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:19 0:00

XS
SM
MD
LG