Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa waxaa ku soo xoogeysanaya maleeshiyo is-abaabulay oo ay leeyihiin xoolaley ka gadoodday lacago ay zako ku sheegeen oo ay ku soo rogeen maleeshiyada Al-Shabab.
Maleeshiyadan oo badan dhalinyaro oo la magac baxay Macawiisleey ayaa todobaadyadii u dambeeyay jeedinayay baaq ku aadan in lagu taageero dagaalka ay kaga soo horjeedaan Al-Shabab.
Gobolka waxaa booqday Xildhibaano kuwaas oo taageero u ballanqaaday Malayshiyaadan. Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan inoo soo diray.
Facebook Forum