Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halkee ku danbeeyey wariye Jamal Khashoggi


Mas’uuliyiinta dalka Turkiga ayaa laga soo xigtay inay aamisan yihiin in la dilay suxufiga Jamal Khashoggi oo u dhashay dalka Sucuudiga, kaasi oo la waayey afar maalmood ka hor kadib markii uu galay Qunsuliyadda dalka Sucuudiga ee magaalada Istanbul.

Jamaal ayaa halkaasi uu tagay si uu uga soo qaato dokumenti ku saabsan guur uu qorshaynayey inuu galo. Mas'uul ka tirsan Qunsuliyadda Sucuudiga ee Istanbul ayaa beeniyey eedahaasi.

Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa warbixintan nooga diyaariyey arintaasi.

Dhagayso Warbixinta
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:34 0:00

XS
SM
MD
LG