Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Kulanka EPRDF iyo saameynta Soomaalida


EPRDF
EPRDF

Magaalada Hawasa ee dalka Ethiopia waxaa ka socda shirweynaha 11-aad ee isbaheysiga haya talada dalka Ethiopia ee EPRDF, waxaana shirkan lagaga hadlaa mustaqbalka dalka Ethiopia.

Barnaamijka faaqidaadda waxaan toddobaadkan ku eegeynaa saameynta go’aannada kasoo baxa shirka EPRDF ay ku yeelan karaan mustaqbalka gobolka Soomaalida ee dalka Ethiopia. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:35:28 0:00

XS
SM
MD
LG