Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Siyaasadda Sweden oo cakiran


Trollhattan, Sweden
Trollhattan, Sweden

Gudoomiyaha cusub ee baarlamanka dalka Sweden, Andreas Norlen ayaa Isbahaysiga Axsaabta siyaasadeed ee dalka Sweden u qabtay in muddo kooban ay kusoo dhisaan dowlad loo wada dhan yahay oo dalkaasi uu yeesho.

Arrintan ayaa timid kadib markii la riday Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka oo waayay aqlabiyad uu xukunka dalkaasi kusii hayo kadib doorashadii dalkaasi ka dhacday.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa siyaasadda cakiran ee dalkaasi Sweden iyo dareenka dadka Muslimiinta ah oo Soomaalidu ay kamid yihiin ka waraystay Xamse Cumar Xoor-Xoor oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Gobolka Vastmmanland ee dhaca Bartamaha dalka Sweden, kana tirsan xisbiga Centre Party oo qeyb ka ah Isbahaysiga Axsaabta siyaasadda ee dalkaasi.

Wareysi: Siyaasadda Sweden oo cakiran
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:11 0:00

XS
SM
MD
LG