Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cilmi-baaris xog ka bixisay Daacishta Soomaaliya


ISIS flag
ISIS flag

Warbixin cusub oo maanta soo baxday ayaa ka hadlaysa cuddudda iyo weerarrada ay maleeshiyada taabacsan Daacish ee ku sugan Soomaaliya ku gaystaan Puntland iyo Muqdisho iyo agagaarkeeda.

Warbixintan ayaa tirada kooxda Daacish ku tilmaantay ugu badnaan ilaa 300, waxayse ka digtay in kooxdan ay mustaqbalka halis ka iman karto.

Hay’adaha soo saaray warbxintan ayaa kala ah Machadka Hiraal Institute oo fadhigiisu yahay Soomaaliya iyo machadka Nabadda ee Yurub.

Xuseen macallin Maxamuud waa Asaasaha iyo Guddoomiyaha Xarunta Cilmi-baarista Hiraal Institute. Haaruun Macruuf ayuu uga waramay waxyaabaha ay warbixintaasi ku ogaadeen.

Cilmi-baaris xog ka bixisay Daacishta Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:44 0:00

XS
SM
MD
LG