Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhiim ma tahay in xayiraadda hubka laga qaado Soomaaliya?


Cawad
Cawad

Dowlada Soomaaliya ayaa ka codsatey kulanka guud ee QM in laga qaado cunaqabateynta xaga hubka ee saran Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Ahmed Ciise Cawad oo isagu golaha guud ee QM ka aqriyey khudbadii Soomaaliya ayaa sheegey in dowladiisu ay horumar weyn ka sameysey dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, sidaas daradeedna ay ka doonayaan golaha in uu ka qaado cunaqabateynta saaran Soomaaliya.

Hadaba sidee muhiim u tahay in cunaqabateyntaas la qaado? maxayse ku soo kordhineysaa awoodii dowlada? Falastiin Axmed Iiman ayaa warbixintan ku eegeysaa arrintaas.

Muhiim ma tahay in xayiraadda hubka laga qaado Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:16 0:00

XS
SM
MD
LG