Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Hodan Aadan Maxamed, Guddoomiyaha ururka Our Helpers oo ah urur u dhaqdhaqaaqa arrimaha dhalinyarada, kana dhisan gobolka Ohio ee dalka Maraykanka.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Dhageyso barn. Wicitaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:22:06 0:00

XS
SM
MD
LG