Mid ka mid ah suxufiyiinta u shaqeeya saxaafadda madaxa bannaan ee Soomaaliya aya amaanta lagu xukumay lix bilood oo xarig ah magaalada Dhuusamareeb ee badhtamaha Soomaaliya. Dhinaca kalena mid ka mid ah suxfiyiinta ku sugan Muqdishu ayaa isna sheegay inay soo gaadheen hanjabaado.
Arrimahan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Maxamed Ibraahim Macallimuu Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliya.
Dhinaca kale, Radio Kulmiye ayaa cambaareeyey xariga wariyaha lagu xiray magaalada Dhuusamareeb.
Hoosta ka dhageyo warbixin iyo wareysi arrintaas ku saabsan.
Facebook Forum