Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Xaaladda Amni ee Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xaaladda ammaanka magaalada Muqdisho, oo maalmihii dhowaa sii xumaaneysay, ayada magaalada si joogto ah maalin walba ay uga dhacayeen dilal qorsheysan. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:40:06 0:00

XS
SM
MD
LG