Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo sheegatay dilka sarkaal ajnabi ah


Shabaab

Maalmihii la soo dhaafay ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo ka waday jidka xeebta ee isku xira Muqdisho iyo Marka.

Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo la hadlayay warbaahinta Afka dowladda ku hadasha ayaa sheegay in howlgalkaasi ay ku dileen maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab.

Saraakiisha waxay sheegeen in dadka la dilay uu ku jiray sarkaal ajnabi ah oo magaciisa ay ku sheegeen Naasir Aljaabiri oo ay sheegeen inuu ka soo jeedo Afghanistan.

Laakiin Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose, Maxmed Ibrahim Barre ayaa VOA u xaqiijiyay dhaawaca sarkaal.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:01 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG