Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali Dhul ku Iibsatey $6,500,000


Qaar ka mid ah Soomaalida degan magaalada Edmonton ee dalka Kanada ayaa ku guuleystey in ay iibsadaan dhul ay ku tilmaameen kii ugu weynaa ee ilaa iyo hada ay iibsadaan Soomaalida ku nool waqooyiga Mareykanka, Kanada iyo Mareykan.

Dhulkan oo lagu sheegay inuu qiyaas ahaan dhanyahay 850,000 meter labo jibaaran ayaa qiimihiisu uu gaadhayaa $6,500.000 oo dollarka Kanada ah.


Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan inooga hayo.

DHUL EDMONTON
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:02 0:00


XS
SM
MD
LG