Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ICG: Al-Shabaab waxay u guureysaa Tanzania


Shabaab

Shan sanadood kadib weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen suuqqa laga dukaameysto ee Westgate ee magaalada Nairobi, kaasoo ay ku dhinteen 67 qof, ayaa dadka wax odorosa ay sheegayaan in weli ay halis ku heysto dalalka gobolka, oo xitaa ay saameyntoodu gaartay ilaa iyo dalka Mozambique koonfurta qaaradda.

Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda ka faaloota xasaradaha caalamiga ah ee ICG ayaa lagu sheegay in Al-Shabaab oo xeebaha Kenya, ku sugneyd in hadda ay u wareegeen dhinaca Tanzania.

Warbixintan waxaa inoo soo koobaya wariyeheenna Xuseen Barre Aaden.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:03 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG