Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Erdogan oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya


Madaweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa xalay magaalada New York kula kulmay xubno ka socday muslimiinta Mareykanka.

Erdogan ayaa Mareykanka u yimid ka qeybgalka shirka 73-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Khudbad uu jeediyay xalay markii uu Muslimiinta kula kulmay New York ayuu ku soo hadal qaaday xaaladda Soomaliya, qaxootiga Syria, la dagaalanka ISIS, iyo aayaha magaalada Qudus oo uu sheegay inuu difaaci doono.

Sahra Cabdi Axmed ayaa wixii uu ka yiri Soomaaliya warbixintan nooga diyaarisay.

Erdogan oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

XS
SM
MD
LG